MAR LA ARAG

SO12c-Y1639

  • Language : Somali
  • Subject : Short Stories
  • Author : Faarax Xuseen Maxamed
  • ISBN : 9780993431371
  • Year : 2017

Ma jiraan dhacdooyin iyo waayo aragnimo ku soo maray nolosha oo aan marna maskaxdaada ka suulin; Safar dheer oo aan xusuustiisu weligii kaa guurin, dareen gaar ahna kugu reebay. Welwel nolosha iyo mustaqbalka, dakharada waayaha iyo duruufaha waqtiga, macalinkaagii dugsiga ee aad jeclayd, dal barasho iyo dalxiis dhulkaaaga oo xiiso iyo kalgacal kugu abuura ... Intaa iyo in kaleba waxad ugu tegaysaa buuggan Mar La Arag.

Back to previous page More Information

Out of stock

$14.95

Notify Me When Back To Stock
Notify Me

Add to wishlist

SECURED SSL

Categories

Recently Viewed

On SaleSomali

© SAWA BOOKS     2015 - 2026    All rights reserved
..