|
SO12c-O1637
|
|
"Aniga oo walaalkaa ah oo kula dhashay, kaana da' weyn oo ixtiraam kaa mudan, waxa aad igu faquuqday ee aad iigu sheegtay wecel aan kula waalid ahayn, waa hal qodob. Waa qodob keli ah oo ka mid ah nolosha baaxadda leh ee si walba loogu kala duwanaan karo. Waa keliya in aan wixii tegay ama hore u dhacay go'aammadii aad ka qaadatay, kuwo ka duwan qaatay. Waa keliya in aan cafiska iyo ka-samridda wixii tegay u qaatay hub lagula dagaallamo nacaybka, xaqiraadda iyo cuqdadda. In aad aragtidaada wax ku diiddo ama ku yeeshaa, waa xaq aad leedahay. Laakiin, xaqaaga hilinmarkiisu ma bannaynayo duudsigayga."-- Back cover
Out of stock
Last items in stock!
Availability date:
Hanqadh (Thirst)
Recipient :
* Required fields
Hanqadh (Thirst)
Recently Viewed
"Aniga oo walaalkaa ah oo kula dhashay, kaana da' weyn oo ixtiraam kaa mudan, waxa aad igu...
out of stockA Somali translation of "Liberty in the Modern State" by Harold Laski. The book takes into account the post-war political landsca..
-10%The author presents a timeline and notes on his experiences of the atrocities and horror committed on civilians by warring clan mi..
-15%When cholera breaks out in the village, Sandra and Pato learn about treatment and prevention.
-15%An exploration and critique of the Somali criminal justice system.
-10%| Title | Hanqadh (Thirst) |
| Language | Somali |
| Subject | Novels |
| Author | Maxamed Muxumed Cabdi (Haykal) |
| ISBN | 9780993431333 |
| Year | 2017 |
| Native Title | Hanqadh |
| Binding | Paperback |
| Edition | 1st Edition |
| Pages | 198 |
| Size | 20 cm |